A woodaha Photoshop-ka eey leedahay waxaa kamid ah, In tuusliskeda aad si kumeel gaar ah iskugu
Badali karto adiga oo hadba kaso dooranaya xuruufaha kala duwan oo uu keyboard-ka leeyahay,
Tusaale hadii aad riixdo xarfka V markaana uu kuu doranyahay Tool-kale, Photoshop-ka
si kumeel gaar ah ayey ugu badaleysaa MoveTool, Tool-ka markaa aad is ticmaaleysay,
Adigoo haya xarafka V waxaad hadba dhaqaajinkartaa sheeykastoo kamid ah Document-iga
aad ku shaqeyneyso, Markaad dhameyso dhaqaajinta sheeyada, siidaa xarafka V,
Photoshop-ka durbadiiba MoveToolka waxa eey ku badaleysaa tool-ka markii hore kuu dooranaa.
Move tool
. Waa tool-ka kaliya ee kuu ogolaanaya durbadiiba in aad hadba meesha aad
doonto u dhaqaajiso sheeyada eey ka koowantahay document-iga. Waxeey kuu ogolaaneysaa
in aad ku dhaqaajiso sheeyo kala duwan sida, xariijimaha loo is ticmaalo cabirka, shapes-ka
iyo sheeyada hadba uu ka kowanyahay layer-ka.
Shape Selecttion tools ama Marquee tools
. Tools-kaan waxaa eey suuro galinayaan in si durba ah aad ku doorato qeeybo kamid ah document-ga adiga oo is ticmaalaya rectangle,
ellipse, row iyo column shapes.
Dhammaan shorcuts-ka aan ku dhax isticmalnay tusmada.
V
. ku so doro MoveTool.
M
. Shape Selecttion tools.
G
. Paint tools.
B
. Burash tools.
CONTROL+Z
. Kalawo ficilki hore.
CONTROL+D
. Oga qad xariqda dorashada(selection line).
xarafka laqawo shift si aad isugu badasho toolska tusaale, Shif+G adiga oo shift haya kolba mar tawo G.
Comments
Post a Comment