Photoshop Workspace | Tusmada[2]

Photoshop Workspace


Photoshop workspace waxaa la isku dhahaa qeeybaha eey ka kowantahay Photoshop-ka, Qeewahaas inta ugu muhiimsan waxey kala yihiin, Photoshop Menu Bar, Document Workspace, Toolbox, Tool Option Bar iyo Panels, Photoahop-ka marka ugu horreyso oo aad Workspace-keda aad fiiriso laga yawaa in aad ku warerto oo aad is tiraahdo aad beey Photoshop-ka u adagtahy, balse hadii aad fahanto tools-keda qaabka eey u shaqeeyaan waxaa huwaal ah in aad la dhici doonto oo eey xiiso gaar ah kuu yeelandoonto.

Tusmada[2] ee Photoshopka waxaan ku soo bandhignay dhowr qeeybood oo eey kamid tahy, Soo weyneynta Hadba Sawirka ama Document-iga aad markaa hagajineyso, Habka loo badalo Background-color-ka eey ledahay Photoshop-ka, Dib u habeynta iyo hagaajinta Photoshop Panels-ka iyo sidkle Hagaajinta Document Layers.

Tusmada[2] muuqaal ahaan ooga bogo

Comments

Popular Posts