Photoshop Tools | Tusmada[4 ]

Photoshop Tools,Quick Selection Tools, Laso Tools Iyo Crop Tool| Tusmada[4]

  • Lasso Selection Tools
Toolskaan waxaa loogu talagalay oo eey suurto galiyaan in document-iga lagu qoro hadba shape-ka la doono ama lagu select-gareyo(lagu doorto) iyada oo la is ticmalayo mouse-ka ama keyboardka, waa doorasho xor ah gacantaadana kuxiran.

  • Quick Selection Tools
Waxeey awood u leeyihiin in eey gartaan oo eey select-gareeyaan(doortaan) Document-iga, iyaga oo doorashada labar bardhiga color-ka lagu doortay mouse-ka, tusaale document-iga background-kiisa hadii uu ka koowanyahay cadaan iyo madow oo markaa muuska lagu select-gareyo qeebta madow, Quick selection Tools durbadiiba kaliya waxeey doorayaan ama calaamada selection-ka eey markaa wada koreysaa qeebta madow, iyaga oo ka qiyaas qaadanaya color-ka markii hore mouse-ka lagu select-gareeyay. Shortcut: Quick Selction Tools. Keybourd-ka oga soo dooro xarafka W, isugu badal qewihiisa SHIFT+W.

  • Crop Tool
Waxaa loo is ticmaala in Dhinacyada sawirka ama document-iga lagu jaro, hadba document-ga aad ku shaqeynyso ayaad si fudud ugu yareen kartaa.

  • Shortcuts
Lasso Selection Tools: L
Quick Selection Tools: W
Crop Tool: C
Delete: Ctrl+x

Toos u daawo Photoshop Tools | Tusmada[4]

Comments

Popular Posts