Baro Photoshop Tools, Dodge, Blur, Tusmada[08]

Isticmaalka Dodge tool, Burn Tool iyo sharpen. Burn tool waxa uu madoweeyaa qeybaha uu ka koowanyahay sawirka halka Dodge tool uu iftiimiyo ama cadeeyo. tools-kaan waxaa loo isticmaali karaa qol mugdi ah in lagu iftiimiyo ama lagu sii mugdiyeeyo iyagoo oo lagu falgalinayo qeybkamid ah guriga ama gabi ahaanba. Photographers-ka toolskaan intabadan waxeey u isticmaalaan sawirka bakground-kiisa ama wajahadiisa hore in eey ku iftiimiyaan ama eey ku madooweeyaan ku madooweeyaan iyagoo hadba yareeyo ama gaabiyo xadiga tool-ka(exposure). Markastoo lagu paint-gareeyo ama lagu rinjiyeeyo qeybaha sawirka uu ka koowanyahay waa markastoo sawirka uu sii madoowaado ama sii cadaado. Blur tool isagana waxaa loo isticmaala muuqashada qeybkamid ah sawirka in lagu yareeyo ama gawbi ahaantiisa. Sharpen tool waxaa lagu iftiimiyaa lagu muujiyaa sawirka.

Daawo Photoshop Tools, Dodge, Blur, Tusmada[08]

Comments

Popular Posts